Axmed Madoobe oo guddoomay Natiijada Imtixaan loo galay Agaasimayaal guud (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka gudoomay Shirkada Human resource management consultancy expertise services, natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Jubaland. Kulan kooban oo ka dhacay Madaxtooyada ayuu Madaxweynahu uga mahad celiyay shirkadan qaaday imtaxaanka shaqada Wanaagsan ee ay qabatay iyadoo ay goob joog ahayeen madaxda guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubaland … Continue reading Axmed Madoobe oo guddoomay Natiijada Imtixaan loo galay Agaasimayaal guud (Sawirro)